waa maxay linux?

waxaad ku barandoontaan waxa uu yahay linux iyo waxyaabo kale oo dheerad ah oo faa ido kuu leh adiga marka aad tahay arday baranaya cilmiga   



 Linux waa oprator system sida windows oo kale lakiin waxa uu kaga duwanyahay ninkii sameeyay ee lagu magacabo Linus Torvalds waxa uu ka dhigay open source taaso ah inuu free yahay oo uu developer kasta uu nashqadiisa ka soo saran karo . Sababtasa keentay inuu ka jiro noocyo kala duwan oo linux ah sida kali ee ay isticmalaan hackers gu marka nocyada oo gu cansan dhanka hacking ga waa 1 Kali linux 2 Parroto linux 3 Black box 4 Black arch Nocyada aan soo sheegnay waa ku wa loo talagalay inaay isticmalan hackers gu iyo dadka ku takhusay cyber security ga hadaba waxad 2 Somali Hacker 101 maqlaysa aano ku leh hacker hackers lakiin wali kuma sheegin macnaheeda


0 Comments

kala soco wax walba oo ku saabsan dhinaca hacking

waxaan kuugu celinaynaa mar labaad cilmigan inaanu kuu baranayno si cilmi ahaan ah adigu aanad u adeegsan si qaldan