waxad ku barantoontan halkan waxa ay tahay kalmada hacker iyo waxyaabaha ay uakala baxdaa 

Hacker waxa loo yaqana inuu yahy qof u leh khibrad inuu system inu sikasta ka yeeli karo taaso ah inu jabasan karo ama badali karo , hadaba hacker ka dad ku waxa ay moodan hacakerka inu yahay tuug sababto ah wakan wax jabsanaya . Maal mahan danbe waxa aad arkaysa inu hacker ku noqday xirfad ,hub iyo shaqo Oo waxaad arkaysa inuu shirkadaha iyo wadamadu ay shaqo ay ka dhigeen iyo waxaad arkaysa inu cidamada dalalka qaar aay uu tobaran sidi cidanko kale taso waxa laga baqya inu dagaka 3ad ee adunku ka bilaabmo cumputerka . Hacker ka waxa jira sadex nooc oo kala ah white hat hacker , black hat hacker iyo grey hat hacker ku waso xirfada uu isticmala siyaabo kala duwan imko kale White hat hacker waxa uu u shaqeeya shirkadaha ama waxa jira shirkado sida hacker 1 oo kireeya hackers ga marka muhimadoo du 3 Somali Hacker 101 tahay inay ay bug ka ee gan web site ama ay shirkada ka cawiya in la jabsado makacyadooda loo yaqana waa BUG BOUNTEY oo buga ka radiya websitga PENTESTSTER oo ah qof ka u qaabilsan dhanka cyber securityga Black hat hacker waa hacker ka ku dhiba teeya aqoon tiisa dadka ama shacabka ee account aanu lahayn qaata web site ika jabsado oo kala baxa xoogo muhiima ama website ga hawada ka sara ama dark web ku iibiya siraha dadka iyo wadamadaba ku waso hada la qabto lagu xukumayo sanado badan oo xaabsiy , kuwa hacking gareya ee script ana qorin waxa loo yaqan scripr kids waxa ka mida ku qof intay account ka jabsadan sawirantiisa ku fadexya Gray hat hacker waa hacker ka tirsan dawld haba hado milatari ama sida hayad ka soco ta dawalad oo qof ka u qofku ha xun yay ama inkale xoga hiisa way jabsadan waxa ka mida north korea hackers kuwas dawlada ka socda oo shirkado badan hacking gareeyay. Hadaba waxan la soo dagayna kali lakin kad rabriid waa la soo dagi karata ee hore ku soo sheegay , kali waa ka oo gu fudud dhaanka biginarka oo isga la soo dag hadanad wali bilow tahay .